Ciidamo Nuuc cusub ah oo Dowlada geesay Gedo oo hadal heyn badan abuuray (Sawirro)

Dowlada Soomaaliya ayaa shalay diyaarado ku geesay gobolka Gedo ciidamo badan oo loogu tala galay in lagu xoojiyo ciidamada dowlada ee ku sugan degmada Balad Xaawo gaar ahaan dhinaca Xuduuda Kenya ciidamada jooga. Ciidamadan dowlada shalay geesay qaarkood ayaana hadal heyn badan ka abuuray baraha bulshada kadib markii sawiradooda lagu baahiyay, waxaana ciidamadan qaarkood xirnaayeen … Continue reading Ciidamo Nuuc cusub ah oo Dowlada geesay Gedo oo hadal heyn badan abuuray (Sawirro)